Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa lagu heshiiyey jadwalka Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka, Guddoonka labada Aqal iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee 2020/2021.
Jadwalka rasmiga ah ee Madaxtooyada Soomaaliya shaacisay ayaa waxaa ugu muhiimsan in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo ay dhaceyso inta u dhaxeyso 1-da Janaayo 2021 ila 8 Febraayo 2021 u qoran sida soo socota:
