Guddiga doorashooyinka dadban ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay qaabka ay u dhaceyso doorashada aqalka hoose ee maamulkaasi.
Magaalada Jowhar oo lagu dooran doono 37 kursi oo ka mida aqalka hoose ayaa la sheegay in wejiga koowaad ee Doorashada Jowhar ay billaaban doonto 16-ka bishan, iyadoo lagu tartami doono 13 kursi.
HOOS KA AKHRI LIISKA