Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»AKHRISO: Labada Halis ee Madaxweyne Farmaajo ku dhex jiro iyo Xaaladda Doorashada 2021

    AKHRISO: Labada Halis ee Madaxweyne Farmaajo ku dhex jiro iyo Xaaladda Doorashada 2021

    January 11, 2021Updated:January 11, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo is mari waagga Doorashada 2021 uu sii xoogeysanayo ayaa waxaa sii kordhay loolanka u dhaxeeya labada dhinac ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ay wehliyaan musharxiinta ee diidan qaabka loo hirgelinayo Doorashada.

    Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland iyo mushariixinta Madaxweynaha oo dhinac kasoo jeeda ayaa Madaxweyne Farmaajo ku cadaadinaya inuu isbedel ku sameeyo qaabka uu u qorsheystay Doorashada si dib loogu doorto, waxayna ka doonayaan tanaasul uu la yimaado xalinta arrimaha Gedo, bedelka xubnaha Guddiyada Doorashada iyo Guddiyada Somaliland.

    Kadib heshiisyadii Dhuusamareeb I, II, III oo kusoo dhammaaday heshiiskii Doorashada dadban ee 17-ka September 2020 ka dhacay Muqdisho iyo is mari waaga kasoo laabtay qodobadda la isku hayo waxay Madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa u dhoweeyeen halis ah inuu waqtiga ka dhammaado iyadoo khilaafkii doorsahada taagan tahay, wax doorasho ahna aanay socon.

    Madaxweyne Farmaajo oo waqtiga ka haray muddo xileedkiisii sharciga ahaa uu maalmo kooban yahay, isla markaana uu hore waqtiga uga dhammaaday labada Aqal ee Baarlamaanka, ayaa halis ugu jira inay talada farihiisa ka baxdo marka la gaaro 8-da Febraayo 2021. Xiligaas wuxuu wajihi doonnaa dood sharciyeed ku saabsan inuusan go’aan gaari karin, lana siman yahay musharixiinta kale.

    Arrintan waxay keentay inuu madaxweyne Farmaajo go’aansado, kuna riixo Ra’iisal wasaaraha iyo saddex maamul Goboleed ku riixo inay ku dhawaaqaan Doorasho la aadayo, lagana soconayo maamulada diidan ee Puntland iyo Jubbaland, wuxuuna dadaal xoog leh ugu jiraa sidii mar uun loo bilaabi lahaa Doorashada Aqalka Sare, laakiin wuxuu wajahayaa diidmo culus oo ay wadaan dhinaycada ka horjeeda.

    Farmaajo wuxuu fashil kale u arkaa in muddo xileedkiisa dhammaado iyadoo aanay doorasho socon, taasoo ka dhigi doonta sharci ahaan madaxweyne xilka sii haya oo aan awood rasmi ah lahayn, waana taariikh siyaasadeed cusub oo mado.

    Dagaalka ugu dambeeya ee Doorashada 2021 wuxuu hadda isugu biyo shubtay laba Halis oo heysta Madaxweyne Farmaajo, kuwaasoo kala ah: Sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha horyaalla Doorashada oo haddii uu aqbalo noqonaya kuwo ku adag oo halis ku ah dib u doorashada uu diyaarsaday; ama inuu ku socdo Doorasho aan loo dhammeyn oo iyaduna qalalaase dhalin karta, dalkuna kusii kala qeybsami karo.

    Haddii Madaxweyne Farmajo iyo la-taliyeyaashiisa ku adkeystaan doorasho aan loo dhammeyn Wuxuu dalka u jiheysan doonaa xaalad aan la ogen oo mugdi iyo halis badan leh, haddiise uu aqbalo inuu dantiisa gaarka ah uga tanaasulo danta guud ee Qaranka oo rajo yar laga qabo mid Soomaaliya uga gudubto xaaladan adag.

    GOOBJOOGE

    Doorashada 2021 Doorasho Farmaajo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaddex Xarigle ka tirsan Ciidamada Milateriga oo Dil Toogasho lagu xukumay, kadib markii lagu helay..
    Next Article Koongareeska Mareykanka oo bilaabay Maxkamadeyn cusub oo lagu casilayo Madaxweyne Trump

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo