Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Akhriso: Lacagihii ay kala heleen xulalkii Euro 2016 & xulka koobka qaaday ee Portugal

    Akhriso: Lacagihii ay kala heleen xulalkii Euro 2016 & xulka koobka qaaday ee Portugal

    July 11, 2016Updated:July 11, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xiriirka Kubadda Cagta Yurub UEFA ayaa shaaciyay lacagaha ay heleen xulalkii dalalka Yurub ee ka qeyb galay tartankii EURO 2016 iyo kooxda koobka qaadatay ee Portugal.

    Xulka Portugal oo koobka qaatay wuxuu helay lacag dhan 25.5 Milyan oo Euro, waxaa sidoo kale xulka Faraniiska oo kaalinta labaad galay wuxuu isna helay 23.5 Milyan oo Euro.

    Dhammaan xulalka 24-ka ah ee ka qeyb galay tartanka Euro 2016 wuxuu mid kasta helayay lacago abaal marin ah, waxaana lacagahaasi oo tartan waliba lagu guuleysanayay ay kala ahaayeen sidatan:

    Xulka kasta oo tartanka ka qeyb galay waxaa la siiyay 8 Milyan Doolar, xul kasta oo ciyaar ku guuleysta waxaa la siiyay 1 Milyan oo Euro, xul kasta oo barbarro keena wuxuu isna helay Nus Milyan Euro.

    Xul kasta oo soo gaaray wareega 16-ka waxaa la siiyay 1.5 Milyan oo Euro, xul kasta oo soo gaaray wareega 8-da wuxuu helay lacag dhan 25. Milyan oo Euro iyo lacag dhan 4 Milyar Euro oo la siiyay 4 tii xul ee isu soo haray.

    Xulka Koobka qaaday ayaa isna la siiyay lacag dhan 8 Milyan Euro, halka kaalinta labaad uu helay 5 Milyan, waxaan marka lacagtaas la isku daro ay Portugal heshay 25.5 Milyan oo Euro, laakiin waxay 1.5 Milyan oo Euro ku weysay barbarihii ay gashay saddex ciyaar ee wareegii koowaad.

    Liiska sida lacagaha u heleen xulalka

    1. Portugal 25.5 Milyan Euro
    2. France 23.5 Milyan Euro
    3. Germany 18.5 Milyan Euro
    4. Wales 18 Milyan Euro
    5. Poland 14.5 Milyan Euro
    6. Iceland 14 Milyan Euro
    7. Italy 14 Milyan Euro
    8. Belgiun 14 Milyan Euro
    9. Croatia 12 Milyan Euro
    10. Switzerland 11.5 Milyan Euro
    11. England 11.5 Milyan Euro
    12. Spain 11.5 Milyan Euro
    13. Hungry 11.5 Milyan Euro
    14. Slovakia 11 Milyan Euro
    15. Ireland 11 Milyan Euro
    16. N. Ireland 10.5 Milyan Euro
    17. Albania 9 Milyan Euro
    18. Turkey 9 Milyan Euro
    19. Romania 8.5 Milyan Euro
    20. Russia 8.5 Milyan Euro
    21. Czekh 8.5 Milyan Euro
    22. Sweden 8.5 Milyan Euro
    23. Austria 8.5 Milyan Euro
    24. Ukraine 8 Milyan Euro

       

    Wadani.com

    Euro 2016 Portugal Sports
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaad ka taqaan Haweeneyda noqoneysa Ra’iisal wasaaraha Britian Theresa May? [SAWIRRO]
    Next Article NISA oo sheegatay inay leedahay Diyaarad ku soo dhacday Muqdisho [DAAWO SAWIRRO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo