Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Liiska 41 Jaamacadood oo Dowladda Federaalku aqoonsatay, Loona gudbiyey Turkiga

    AKHRISO: Liiska 41 Jaamacadood oo Dowladda Federaalku aqoonsatay, Loona gudbiyey Turkiga

    May 20, 2021Updated:May 20, 20211 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ayaa soo saaray magacyada Jaamacadaha dalka ee ka gudbay wejiga koowaad ee qiimeeyntii uu guddiga ku sameeyey jaamacadaha dalka ee ka diwaan gashanaa Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo tacliinta sare.

    41 Jaamacadood oo ka jira degaanada Soomaalida ayaa liiskooda loo diray Golaha Tacliinta Sare ee dalka Turkiga, kaasoo hore u diiday aqbalka ardayda aan ka mid ahayn jaamacadaha ay aqoonsan tahay dowladda Soomaaliya.

    Jaamacado badan oo aan ku jirin liiskan cusub ayey sheegtay Wasaaradda Waxbarashada inay heli doonaan fursad labaad oo ay ku soo buuxiyaan dhaliilahooda. Guddigana uu sida ugu dhaqsiyaha badan ula soo xiriiri doono Jaamacad walba oo martay qiimeeyntaas.

    HOOS KA AKHRISO LIISKA IYO QORAALLADA LOO DIRAY TURKIGA

    No photo description available.
    May be an image of ‎text that says '‎JAMHUURIYADDA FEDERALKA EE SOOMAALIYA GUDDIGA QARANKA EE TACLIINTA SARE الفدرالية الصومال جمهورية العالي للتعليم الوطنية اللجنة FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA NATIONAL COMMISSION OF HIGHER EDUCATION 30. Nugal University 31. Plasma University 32. Puntland State University 33. Red Sea University 34. Salaam University 35. SIMAD University Somali International University 37. University of Bosaaso 38. University of Southern Somalia 39. University Somalia 40. University Holy Quran 41. Zamzam University of Science and Technology GQTS CHE -END. GUDDIBA العتي لتعليم Omingt Tel+252616002013 admin@nche.goy.so‎'‎
    No photo description available.
    No photo description available.
    Jaamacadaha Jaamacadaha la aqoonsaday Liiska jaamacadaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQ/Midoobay oo War kasoo saartay taageerada ay siineyso Shirka Muqdisho iyo hoggaaminta Rooble
    Next Article Gabar laga faafiyey inay Muqdisho isku dishay oo Qoyskeeda shaaciyeen Xaqiiqada sidii loo dilay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo