Kuraastan shanta ee lagu dooranayo Galmudug maalmaha soo socda ayaa tirsigooda iyo xildhibaannada ku fadhiya waxay kala yihiin:
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa goor dhoweyd shaaciyey Liiska 5 kursi oo ah kuwii ugu horeeyay ee lagu dooranayo maamulka Galmudug.
1- HOP#043 = Xuseen Qaasim Yuusuf
2- HOP#054 = Cabdishakuur Cali Mire
3- HOP#104 = Mahad Cabdalla Cawad
4- HOP#067 = Cabdullaahi Cali Axmed
5- HOP#026 = Ikraan Aadan Absuge
Xalay ayey ahayd markii uu madaxweynaha Galmudug ku dhawaaqay inny maalmo gudahood dooranayaan shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka.