Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Akhriso: Liiska Golaha wasiirada cusub ee Puntland (8 Wasiir oo xilkii laga qaaday)

    Akhriso: Liiska Golaha wasiirada cusub ee Puntland (8 Wasiir oo xilkii laga qaaday)

    June 16, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay isku shaandheyn baaxad weyn oo uu ku sameeyay golihiisa wasiirada, taasoo muddo badan la sugayay, waxaana xilkoodii waayay  8 wasiir oo kamida kuwii ugu muhiimsanaa golahaasi, iyadoo wasiirada xilka laga qaaday ay ka mid yihiin musharixiin jagada madaxweynaha u tartamayay oo taageero helay.

    Puntland

    Liiska Wasiirada cusub ee magacaabay hoos ka akhriso :

    MagacaXilkaWasaaradda
    Saalax Xabiib Xaaji jaamacWasiirkaCadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta
    Cabdi Xirsi Xirsi QarjabWasiirkaAmniga iyo DDR ta
    Axmed Cilmi Cismaan KarashWasiirkaArrimaha Gudaha iyo D/hoose
    Abshir Aw Yuusuf CiiseWasiirkaWaxbarashada iyo Tacliinta Sare
    Cabdulaahi Shiikh AxmedWasiirkaMaaliyadda
    Cabdunuur Cilmi MaxamuudWasiirkaKalluumeysiga iyo khayraadka badda.
    C/raxmaan Axmed CabdulleWasiirkaShaqada ,Shaqaalaha iyo dhalinyaradda .
    Maxamuud Xasan SoocadeWasiirkaWarfaafinta ,Hidaha iyo Isgaarsiinta
    C/laahi Jaamac SaalaxWasiirkaDekadaha iyo Gaadiidka badda
    Faysal Cabdi Cali GaasWasiirkaDastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda.
    C/weli Xirsi CabdulleWasiirkaGanacsiga iyo Warshadaha
    Cabdi Cismaan MaxamedWasiirkaXanaanada Xoolaha
    Shire Xaaji FaaraxWasiirkaQorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa
    Cali C/laahi WarsameWasiirkaDeegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
    Dr. C/naasir Cismaan CiiseWasiirkaCaafimaadka
    Cabdulaahi Cali XirsiWasiirkaBeeraha iyo Waraabka
    Aniiso C/qaadir MuuminWasiirkaHaweenka iyo Horumarinta Qoyska
    Xasan Xaaji SiciidWasiirkaDuulista hawada iyo Garoomada
    C/rashiir Maxamed XirsiWasiirkaHawlaha Guud iyo Gaadiidka

    Wasiirada xilkii laga qaaday waxaa kamida: 

    1. Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga
    2. Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
    3. Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah
    4. Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
    5. Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
    6. Dr. Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
    7. Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
    8. Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka Dalxiiska iyo duurjoogta

    Wasiirada xilka ku cusub waxaa ka mida:

    1. Saalax Xabiib Xaaji jaama WasiirkaCadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta
    2. Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amniga DDR
    3. Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
    4. Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda
    5. Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda
    6. Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
    7. Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
    8. Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka.

    Waxaa sidoodii loo daayay oo aan waxba laga bedelin Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha, inkastoo aan la ogeyn in dib laga bedeli doono iyo in kale.

     

    Wadani.com
    [ad name=”HTML-1″]
    [ad name=”HTML-6″]
    Golaha wasiirada cusub ee Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSaraakiishii loo heystay kiiskii qaraxa Hotel SYL oo dembi lagu waayay (Akhri go’aanka Maxkamadda)
    Next Article In conversation with the prime minister of Somalia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo