Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Galmudug iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

    Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Galmudug iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

    August 29, 2015Updated:March 24, 20164 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha wasiirada cusub ee Galmudug oo shalay la magacaabay ayaanu halkan idinkugu soo gudbineynaa magacyadooda iyo beelaha ay ka soo jeedaan:

    Gole wasiiro Galmuudw

    Hoos ka akhri Golaha Wasiiradda cusub ee Galmudug iyo beelaha ay ka soo jeedaan:

    1. Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, Wasiirka Madaxtooyada / Hawiye Murusade
    2. Mudane Jaamac Xassan Salaad, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose/Daarood Mareexan
    3. Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Maxamed.Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka Hawiye. murusade
    4. Mudane Cali saciid Cumar Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda & Horumarinta Dhaqaalaha, Hawiye, Gabar Gidir Saleymaan/ Reer Muuse
    5. Mudane Cismaan Ciise Nuur, Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha, Hawiye, Habargidir, Ceyr/ Habar Aji.
    6. Mudane Maxamed Cilmi Afrax, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga, Hawiye, Duduble, Maxamed Camal
    7. Mudane Sheekh Mursal Cabdiraxmaan Axmed, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Dir, Fiqi Maxamuud
    8. Mudane Xassan Maxamed Warsame. Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Daarood, Mareexaan
    9. Mudane Maxamed Maxamuud Guure, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska, Hawiye, Murusade.
    10. Mudane Cabdulqaadir Cabdullaahi Warsame, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Daarood, Mareexaan
    11. Mudane Maxamuud Aidan Cusmaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Dhaqanka,  Hawiye, Waceysle.
    12. Mudane Cabdixakiin Macalim Axamed Maalim. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Hawiye, Cayr, Yabar Dhoorakac.
    13. Mudane Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Daarood, Mareexaan.
    14. Mudane Axmed Dubad Cali. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Hawiye, Murusade.
    15. Mudane Axmed Dhiblaawe Casir. Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha, Hawiye, Abgaal, Waceysle.
    16. Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, Wasiirka Wasaaradda BiFada. Dhirta iyo Daaqa, Dir, Qubeys
    17. Mudane Naciimo Maxamed Maxamuud. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Hawiye, Shiiqaale/ Caagane
    18. Marwo Nimco C/raxmaan Seeraar, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
    19. Maxamed Cabdullaahi Aadam, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha,  Daarood, Mareexan.
    20. Mudane Warsame Maxamed Xassan. Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga, Hawiye, Saruur.
    21. Mudane Cawil Xersi Xassan, Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada, Hawiye, Duduble/ Awdareen.
    22. Mudane Cismaan Maxamed Cali, Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Hawiye, Habargidir, Saleebaan/ Faarax Rooble.
    23. Mudane Burhaan Warsame Cigaal, Wasiirka Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda, Hawiye, Habargidir, Sacad/ Cabdalle
    24. Mudane Xuseen Sheekh Nuur Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Jaaliyadaha iyo Dhiiragalinta Maalgashiga, Hawiye, Habargidir, Sacad.

    Wasiiru Dowlayaasha

    1. Mudane Nuur lbraahim Cusmaan. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Hawiye, Abgaal, Waceysle
    2. Mudane Cumar Maxamd Diiriye, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose, Hawiye, Habargidir, Saleebaan/ Reer Warsame
    3. Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo lskaashiga Caalamigaa, Hawiye, Shiiqaal.
    4. Mudane Axmed Cabdullahi Diiriye, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.

    Wasiir Ku-xigeenada

    1. Mudane Maxamuud Guure Guuleed, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda, Hawiye, Sacad Reer Jalaf.
    2. Mudane Mahad Maxamuud Cali, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose
    3. Mudane Maxamed Axmed Faarax, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Hawiye, Habargidir, Ceyr/ Reer Ayaanle.
    4. Mudane Cabdisamad Yuusuf Cilmi, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka, Hawiye, Abgaal, Waceysle
    5. Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadarn, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga
    6. Mudane Saciido Xassan Cumar. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
    7. Mudane Cabdullahi Cabdi Siyaad, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha, Hawiye, Duduble.
    8. Mudane Cabdisalaan lbraahim Faarax. Wasiir kuxigeenka wasaaradda Jaaliyadaha & Dhiiragelinta Maalgashiga.
    9. Mudane Mowhid Yaasiin Barre. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada, Hawiye, Habargidir, Saruur.
    10. Mudane Cabdidaahir Xuseen Cali, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.
    11. Mudane Saadaq Daahir Mire, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga, Hawiye, Habargidir, Sacad.
    12. Mudane Xassan Xaashi Warsame. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta.
    13. Mudane Maxamed Xayir Nuur. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka.
    14. Mudane Cabdullaahi Axmed Calasow, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda, Hawiye, Shiiqaal.
    15. Mudane Cabdifitaax Maxamuud Axmed, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa, Hawiye, Murusade.
    16. Mudane Cali Abdulaahi Warsame, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha
    17. Mudane Cawil Cabdullaahi Jaamac, Wasik Kuxigeenka Wasaaradda Awqaafla iyo Arrimaha Diinta
    18. Mudane Daahir Xassan Xuseen, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Hawiye, Murusade.
    19. Mudane llyaas Maxamuud Xuseen, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hawiye, Habargidir, Saleebaan/ Abukar.
    20. Mudane Maxamed Xassan Cali. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka, Hawiye, Murusade.
    21. Mudane Maxamed Nuur Diini. Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Hawiye, Ceeyr, Cabsiiye.
    22. Mudane Axmed Cabdullaahi Maxamuud, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska, Hawiye, Habagirid, Saleebaan/ Bah Abgaal.
    23. Mudane Daahr Faarax Fiidow, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Hawiye, Duduble/ Aarsade.

      Qodobka 2aad Xeerkaan wuxuu dhaqangelayaa marka uu saxiixo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

    Wadani.com

    Beelaha ay kasoo jeedaan Golaha wasiirada Galmudug
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDaawo Video: Wareysi xiiso leh oo lala yeeshay C/qaasim Salaad Xasan
    Next Article XOG: Qorshe Mooshinka Madaxweynaha lagu hor keeni lahaa Baarlamaanka oo fashilmay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo