Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uga dhawaaqay Golahiisa Cusub ee Wasiiradda Jubaland oo muddo 8 bilood ah ku qaadatay.
Waxaa xarunta Madaxtooyada Kismaayo looga dhawaaqay Wasiiro Cusub oo ka kooban 17 Wasiir iyo ku Xigeenadooda.
Akhriso Liiska Magacyada Golaha wasiiradda Jubbaland
Wadani.com