Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Liiska Madaxda dowladda Soomaaliya ee ka qeyb gashay Xuskii Maalinta Qaranka Itoobiya -Ginbot-

    AKHRISO: Liiska Madaxda dowladda Soomaaliya ee ka qeyb gashay Xuskii Maalinta Qaranka Itoobiya -Ginbot-

    May 29, 20181 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xus loo sameeyay Maalinta Xuska Qaranka Itoobiya ee markii xukunka laga tuuray Mingiste Haile mariam ayaa xalay ka dhacay safaaradda Itoobiya ku leedahay magaalada Muqdisho, waxaana la yaab lahayd inay ka qeyb galeen madax fara badan oo dowladda ka mida ayna ku jiraan saraakiisha ciidamada.

    Dad badan ayaa is weydiiyay sababta madaxda Soomaalida ugu qasban yihiin inay ka qeyb galaan xuskaasi oo la qabto 28-ka May, inkastoo ay jirto caado ka mid noqotay dhaqamada  madaxda dowladda oo ah inay xaflad kasta ka soo muuqdaan.

    28-ka May sanad walba ayaa Itoobiya looga aqoonsan yahay maalinta qaranka Itoobiya, xiligaasi oo ku beegan 28-kii May 1991-kii, bila tirsiga Itoobiyana uu ahaa 20-kii Ginbot 1983-kii markii jabhaddii Dimoqraadiga Kacaanka dadka Itoobiya ee EPRDF oo markaasi ay si rasmi ah ula wareegeen talada xukunka Itoobiya ee uu hoggaaminayay Meles Zenawi.

    Liiska madaxda xafladda Maalinta Qaranka Itoobiya -Ginbot- ka qeyb gashay waxaa ka mida:

    • Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

    • Ra’iisal Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya

    • Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya

    • Wasiirka Howlaha Guud ee xukuuumadda Soomaaliya

    • Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya

    • Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya

    • Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

    • Taliyaha Ciidamada Booliska

    • Taliyaha Ciidamada Nabadsugidda

    • In ka badan 25 Xildhibannada labada aqal

    Sidee Muqdisho looga xusay Maalinta Qaranka Itoobiya -Gimbot-? [DAAWO YAABKA]

    Gimbot Itoobiya Maalinta Qaranka Itoobiya Muqdisho Somalia Top Xus
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaleeshiyo iyo Ciidamada Amniga oo ku dagaalamay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho
    Next Article Qabanqaabada Dhaarinta Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare oo ka socota Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo