Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha maamulka Jubbaland ee uu magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa shaaciyey liiska Magacyada OdayaashaDhaqanka maamulkaasi aqoonsan yahay ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee Jubbaland.
Liiska ayaa soo dhejiyey ayaa gaaraya 135 Oday oo matalaya Beelaha ku nool Jubbooyinka iyo Gobolka Geso, iyadoo laga dalbaday in kursigiina ay u soo xulaan saddex musharax oo kadib guddiga ay ka xulan doonaan mid ka mida.
Hoos ka Akhriso Magacyada iyo Beelaha ay kasoo kala jeeda Odayaasha Jubbooyinka.



