Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magacaabay Gole Wasiiro oo ka kooban 52 xubnood kuwaasi oo isugu jira 22 Wasiir 22 wasiir ku xigeeno iyo 8 Wasiiru dowle.
Wasiiran ayaa intood badan ah Golihii wasiirada xukuumadii hore ee xilka sii heysay ee uu soo dhisay C/kariin Xuseen Guuleed.
HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA CUSUB EE GALMUDUG OO DHAMEYSTIRAN