Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Akhriso: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya

    Akhriso: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya

    August 2, 2022Updated:August 2, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa galabta 2 Ogost 2022 ku dhawaaqay xubnaha Golaha Wasiiraada cusub ee dowladda Federaalka.

    Xubnaha ka dhex muuqada xukuumadda cusub waxaa ka mida; Sheekh Mukhtaar Roobow, oo horey uga tirsanaa madaxa Al-Shabaab, isla markaana wixii ka danbeeyay Bishii December 2018 u xirnaa dowladii Farmaajo.

    Dhinaca kale Senator Saalax Axmed Jaamac oo loo magacaabay xilka ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda, halka Maxamuud Cali Doodishe usna loo magacaabay wasiirka amniga gudaha. Saaxiibada Madaxweynaha ee qaatay xilalka Wasiirka Arrimaha Gudaha oo loo magacaabay Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Gaashnaadhigga oo dib loogu magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Nuur, halka Faarax Cabdulqaadir loo magacaabay wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare.

    HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA CUSUB

    1- Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen
    2- Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), Wasiirka Awqaafta iyo Diinta
    3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka
    4- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha
    5- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda
    6- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga
    7- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
    8- Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
    9- Maxamuud C/raxmaan Beenabeene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga
    10 -Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka
    11 -Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
    12- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta
    13- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha
    14- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha
    15- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Gureyenta
    16 -Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka
    17- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta
    18- Maxamuud Cali Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha
    19- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
    20 – Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka
    21- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda
    22- Daa’uud Aweys Wasiirka Warfaafinta
    23 – Biixi Iimaan Cige. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
    24 – Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha
    25- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaraaha
    26- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbedelka Cimiladda

    Liiska Golaha wasiirada Top Wasiirada cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Munaasabadda Shaacinta Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Somaliya
    Next Article Waa kuma Sheekh Muqtaar Roobow Cali..? (Wadaadka Xabsiga loogu bedelay xilka Wasiirnimo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo