Waxaa dhowaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la geeyay Mooshin lagu dalbanayo in la hakiyo dhismaha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo xildhibaanadaasi ay ka muuqdaan qaar aan ka soo jeedin labadaasi gobol.
HOOS KA AKHRISO Liiska Magacyada saxiixay Mooshinka hakinta Shirka Jowhar