Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay 7 xildhibaan Jubbaland ka soo galay Aqalka Hoose.
Xildhibaanada lagu doortay Kismaayo waxaa haweenkii ugu badnaa ee mar qura loo doorto aqalka hoose ee Baarlamaanka .
, Hoose ka Aqriso Xildhibaanada Maanta la doortay
- C/rashiid Maxamad Xidig 37 Cod
- C/llaahi Yuusuf Xasan 42 Cod
- Cismaan Libaax Ibrahim 51 Cod
- Cabdicasiis C/llaahi Yusuf 39 Cod
- Maryan Aweys Jaamac 42 Cod
- Luul Cabdi Aaden 50 Cod
- Xamso Sheekh Xusow 38 Cod
Wadani.com