Guddiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa xalay so saaray liiska magacyada xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle oo ka kooban 90 xildhibaan.
Xildhibaannada cusub ayaa isugu jira kuwii hore oo dib u soo laabtay iyo qaar kale oo cusub, waxaana liiska iska waayay guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed, guddoomiye ku xigeenkii koowaad Maxamed Xuseen Geedi iyo xubno kale, waxaana ku jira 5 xildhibaan oo haween ah.

HOOS KA AKHRISO LIISKA XILDHIBAANNADA HIRSHABEELLE IYO BEELAHOODA



