Guddiga gaarka ee Somaliland u qaabilsan Doorashada ayaa soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta Gobollada Waqooyi ee u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia.
Liiska musharaxiinta waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin caan ah, iyadoo kursi ka mida oo ah kan Gobolka Sanaag loo qoondeeyay musharixiin ka soo jeeda beesha Daarood ee Waqooyi.
AKHRISO LIISKA
GOOBJOOGE.COM