Waxaa goor dhow la soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle oo ka kooban 21 musharax oo ka kala socda 6 beelood.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhawaaqay liiska musharixiinta Aqalka Sare ee maamulkiisa oo lagu wado in Axadda la doorto.
Aqriso Magacyada Musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle
Kursiga koowaad
Xasan Axmed Haaruun
iyo Aadan Axmed Xuseen
Kursiga 2-aad
Faadumo Abuukar Mahdi
Drs Naciimo Shiikh Maxamuud
Fartuun C/qaadir Faarax
Sacdiyo Daa’uud Maxamed
iyo Axmed Sayid Axmed
Kursiga 3-aad
Maxamed Cismaan Faarax (Dhagajun)
iyo Cumar Cismaan Cilmi
Kursiga 4-aad
Bashiir Maxamed Aadan iyo
Cabdinuur Ibraahin Farey
Cismaan Mocow
iyo Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.
Kursiga 5-aad
Maxamed Awow Sheekh Cismaan
iyo Maxamed Xasan Geedi
Kursiga 6-aad
6-Muuse Suudi Xasan Yalaxow
iyo Xasan Cali Caadle
Kursiga 7-aad
Maxamed Xuseen Raage
iyo Keyse Diiriye Nuur
Kursiga 8-aad
Prof. Cismaan Maxamuud Duflle
iyo Jaamac Xuseen Xaashi