Waxaa maanta mar kale dib u bilaabaneysa doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee beelaha Dirta Waqooyi, kadib markii dhowr maalmood la hakiyay.
Guddiga Doorashooyinka heer Federaalka iyo Guddiga Doorashada Somaliland ayaa kulan muddo dheer qaatay oo Muqdisho ku dhex maray waxaa xal looga gaaray dhibaatooyin ka taagnaa qaabka doorashada xildhibaanada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi, waxaana la isla gartay in dib loo bilaabo doorashada.
Liiska musharixiinta ku loolamaya doorashada maanta oo ka dhici doonta xarunta Gaadiidka Booliska waxay kala yihiin:
