Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»AKHRISO: Liiska Wasiirada & Xildhibaanada dowladii Xasan Sheekh ee dib loogu doortay Kismaayo

    AKHRISO: Liiska Wasiirada & Xildhibaanada dowladii Xasan Sheekh ee dib loogu doortay Kismaayo

    November 25, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada xeebta ah ee Kismaayo.

    Toban(10)ka mid ah dadka la dooray waa  Haween ka tirsan beelaha dega Jubbaland, taas oo ka dhigeysa in haweenka ay Jubbaland kuraasteeda 43-ka ah ka heleen 23.3%.

    Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo gababeeyay doorashada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyado lagu doortay guud ahaan 51 xildhibaan.

    Ku dhowaad kala bar 43-ka Xildhibaan ee lagu doortay Kismaayo oo ah 16 Xildhibaan ayaa noqday  xildhinaano hore, waxyana lix ka mida noqdeen wasiir ka mida dowladdii waqtiyeedu dhammaaday ee Xasan Sheekh, halka wasiir kale laga joojiyay inuu tartamo.

    HOOS KA AKHRISO WASIIRADA IYO XILDHIBAANADA DIB LOOGU DOORTAY KISMAAYO

    Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Xidig: Xildhibaan iyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha.

    Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibrahim: Xildhibaan, Wasiir Ku Xigeenka shaqada iyo shaqaalaha.

    Xildhibaan Maryan Aweys Jaamac, Xildhibaan iyo Wasiir hore ee qoyska

    Xildhibaan Xamza Sheekh Xasan Colow, Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Luul Cabdi Aden : Xildhibaan Federaalka ah

    Xildhibaan Cabdulahi Yusuf Xasan: Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Cabdi Casis Cabdulahi Yusuf: Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan C/qaadir Sheekh Cali : Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Cismaan Ibraahim  Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Maxamed Cumar Cali Caano-nuug : Xildhibaannadii KMG

    Xildhibaan C/raaxman Kumiye Xirsi, Xildhibaan iyo wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha

    Xildhibaan Sahro Jaamac Qorsheel : Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Liibaan Osman Abdirahman: Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Cabdi Cali Xasan : Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Maxamuud Cali Magan : Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Cabdulahi Maxamed Aden-Shaacir: Xildhibaan federaalka ah

    Xildhibaan Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi : Federaalka ah

    Wadani.com

    Doorashada 2016 Kismaayo Liiska xildhibaanada Liiska xildhibaanada soo laabtay Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO ISRAA’IIL OO GUBANEYSA: Dab mucjiso ah oo ku faafaya magaalooyinka Yuhuudda
    Next Article Ugaaska Beesha Gaaljecel oo ka hadlay Kursi si been abuur ah lagu boobay Magaalada Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo