Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Akhriso: Liiska xilalka uu magacaabay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid muddo bil gudaheed ah

    Akhriso: Liiska xilalka uu magacaabay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid muddo bil gudaheed ah

    August 26, 2015Updated:August 26, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Cumar C/rashiid
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ku mashquulsanaa magacaabidda xilala kala duwan oo dowladda Federaalka ka mida, isagoo xilalkaasi qaarkood uga faa’iideysay dano gaara iyo kuwo qaraabo-kiilnimo.

    [row][double_paragraph]

    Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid
    Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid

    [/double_paragraph][double_paragraph][ad name=”HTML-3″][/double_paragraph] [/row]

    Waxaa xusid mudan in Ra’iisal wasaaraha iyo xukuumadda ay dhowaan keeneen qorshe ku saabsan in agaasimeyaasha  wasaaradaha dalka lagu sameeyo dib u habeyn, wasaarad kastana la siiyay inay agaasimaheeda guud ee hadda xilka haya iyo laba kamida agaasimeyaasha waaxyaha ee khibrada leh soo gudbiyo taariikh nololeedkooda si midka ugu wanaagsan loogu xulo agaasime guud.

    Qorshahaas oo socda ayuu Ra’iisal wasaaraha ku dhaqaaqay inuu magacaabo agaasimeyaal laga soo hor mariyay qorshahaasi. Magacaabidda fara badan ee ra’iisal wasaaraha ayaa shaki weyn ku abuurtay madaxtooyada iyo guddoonka Baarlamaanka oo dacwyoon badan ay gaarsiiyeen beelo ka cabanaya xilal laga qaaday xubno kasoo jeeday.

    Muddo aan ka badneyn Bil ayuu ra’iisal wasaaruhu magacaabay xilalka soo socda:

    • Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka       (C/qani Sheekh Cumar)
    • Xoghayaha joogtada ah  ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Yaxye Cali Ibraahim)
    • Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda  (Ismaaciil Jimcaale)
    • Xoghayaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha       (C/salaan Salwe)
    • Ergeyga Xuquuqda Caruurta iyo Tahriibayaasha (Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf)

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Cumar C/rashiid Liiska xilal
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DF oo dacwad ku soo oogay ciidamada Itoobiya ee ku sugan Somaliya (Dhageyso)
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda Degmada Diinsoor

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo