Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: Liiska xildhibaannada oo kasoo baxay Boosaaso, kadib xulashadii Siciid Deni

    Akhriso: Liiska xildhibaannada oo kasoo baxay Boosaaso, kadib xulashadii Siciid Deni

    March 5, 2022Updated:March 5, 20223 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Boosaaso maanta ka dhacday doorashada 16 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    XIldhibaannada soo baxay ayaa dhammaantood ku yimid xulashada madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo u sharxan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana tartanka laga reebay dhammaan siyaasiyiinta kale ee aanu dooneyn Siciid Deni.

    Liiska xildhibananada Boosaso kasoo baxay waxay kala yihiin:

    1- Maxamuud Axmed Aadan (Geesood) ayaa ku soo baxay kursiga HOP157 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka. Waxaa kursigan hore ugu fadhiyey Mohamed Abdullahi Farah.

    2- Cabdicasiis Maxamed Qambi ayaa ku soo baxay kursiga HOP227 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka. Kursiga isaga ayaa hore ugu fadhiyey, iasgoo ahaa Wasiir Ku Xigeenka Cadaaladda xukuumadda Federaalka.

    3- Jen. Bashiir Cabdi Maxamed – Taliyihii hore ee Booliiska Soomaaliyeed oo xilligan ahaah la-taliyaha madaxweyne Deni ayaa ku soo baxay kursiga HOP273.

    4- Marwo Cabdi Bashiir Xaaji ayaa kusoo baxday Kursiga HOP234, waxaa Cod gacan taag ah ku guulaysatay. Waa haweeneyda kaliya ee maanta kusoo baxday Doorashada Boosaaso.

    5- Muuse Axmed Ismaaciil [Siciid Daahir] ayaa ku soo baxay kursiga HOP076 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, isagoo mar kale kusoo laabtay kursiga oo uu hore ugu fadhiyey.

    6- Cali Mahdi Maxamed ayaa ku soo baxay kursiga HOP169 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. waxaana kursigan hore ugu fadhiyey Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan.

    7- Maxamed Bashiir Cali [Baxnaan] ayaa kusoo baxay Kursiga HOP083 ee Golaha Shacabka. 97 ergo ayaa gacantaag ugu codeysay.

    8- Cali Xaaji Daahir Saleebaan ayaa kusoo baxya kursiga HOP220, iyadoo uu hore ugu fadhiyey C/rashiid Maxamed Xasan.

    9- Faysal Axmed Maxamud ayaa kusoo baxay kursiga HOP149, iyadoo uu hore ugu fadhiyey Ahmed Ismail Mohamed.

    10- Saddaam Maxamuud Cabdi ayaa kusoo baxay kursiga HOP158. Waxaa kursigan hore ugu fadhiyey Cilmi Cumar Cilmi.

    11- Siciid Cali Muuse ayaa kusoo baxay kursiga Kursiga HOP027, markii gacantaag lagu kala baxay, waxaana kursigan hore ugu fadhiyey Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid.

    12- Maxamed Aadan Diini ayaa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP036, waxaana hore ugu fadhiyey xildhibaan hore Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo si weyn u taageersanaa Farmaajo, balse ay xilli danbe isku dhaceen.

    13- Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa kusoo baxay kursiga HOP222, markii gacantaag lagu ayiday, waxaana hore ugu fadhiyey Cumar Ismaaciil Waaberi.

    14- Cabdilaahi Faarax Mire ayaa kusoo baxay Kursiga HOP228, oo cod gacantaag ah ku helay, waxaana kursiga ku fadhiyey  Ex. xildhibaan Maxamud Axmed Ciise.

    15- Ismaaciil Shire Jaamac ayaa kusoo baxay HOP142 oo cod gacantaag ah kursiga ku helay, iyadoo uu kursigan hore ugu fadhiyey Wasiiru dowlaha Maaliyadda xukuumadda Federaalka Maxamud Xayir Ibraahim.

    16- Maxamed Cabdiqaadir Maxamed ayaa kusoo baxay Kursiga HOP190, markii cod gacantag ah kalsooni lagu siiyey, wuxuuna ugu danbeeyaya xildhibaannada kasoo baxay magaalada Boosaas oo hal gelin lagu soo gabagabeeyay.

    Doorashada Puntland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSenator Mareykan ah oo ku baaqay in khaarijin lagu dilo Madaxweynaha Ruushka & Dood ka dhalatay
    Next Article Farmaajo oo u dhoofay dalka Qatar iyo socdaalkiisa oo laga ogaaday Warbaahinta dalkaasi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo