Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka u soo sharxday maamulkiisa.
Liiskan ayaa ka kooban 20 xubnood ayaa ilaa iyo hadda ah liiska uu musharixiinta yar ee maamulada dalka.
AKHRISO LIISKA



![AKHRISO: Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Maamulka Jubbaland [Fartaag oo ka dhex muuqda]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Liiska-jubba1.jpg)