Maamulka Koonfur Galbeed ee Shariif Xasan uu hogaamiyo ayaa shaaciyay liiska xubnaha maamulkaasi ee Aqalka sare ay u soo sharxeen.
Liiska Koonfur Galbeed ayaa ah kan ugu yar liisaska maamulada waxaana u sharxan 1 xubnood oo uu ka mid yahay wasiirka Dastuurka ee xukuumada Soomaaliya.
AKHRISO LIISKA

KHRIS

![AKHRISO: Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed [ Yaa ka dhex muuqda]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Liiska-kg.jpg)