Madaxweynaha Puntland ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya u soo sharxday maamulkiisa.
Liiska oo ka kooban 30 musharax, kuraasta qaarkod ay sharxay 4 xubnood, halka qaar kalena 2 xubnood oo kaliya ku qoran yihiin ayaa waxaa xubnaha ku jira ka mida Cumar C/rashiid oo ah Ra’iisal wasaaraha waqtigiisu dhammaaday, madaxweyihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Federaalka Mahad Cawad iyo xubno kale.
Hoos ka akhriso liiska oo dhan



![AKHRISO: Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland oo la shaaciyay [Cumar C/rashid & Faroole oo ka mida]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Liiska.jpg)