Guddiga Ansixinta iyo khilaafaadka Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso ayaa manta ku dhawaaqay Liiska Xildhibaanada cusub ee Golaha deegaanka degmada Boosaaso yeelanayo.
Liiska xubnaha Golaha degaanka degmada Boosaaso ee G/Bari ee la soo xulay waxay kala yihiin:
- Maxamed Cabbaas Nuur Geesood
- Aamino Cumar Maxamuud
- Axmed Cali Saciid
- Cumar Xaaji Faarax
- Yaasiin Mire Maxamuud Dacar
- Buruuj Cali Salaad Xassan
- Cumar Cabdullaahi Cusmaan
- Cabdicasiis Mahdi Maxamed C/salaam
- C/weli Maxamed Hayaan
- Maxamed Maxamuud Axmed
- Faadumo Axmed Maxamuud
- Faadumo Jaamac Xuseen
- Idiris Cabdisataar Jaamac
- Cali Maxamed Xassan
- Ikraam Maxamuud Yuusuf
- Maxamed Maax Colow
- Cilmi Cumar Cilmi
- Cabdi Nuur Gleyr
- Ikraam Cawad Xuseen
- Saciid Gaacshe Cusmaan Cali
- C/maan Saalax Maxamuud
- Maxamed Abokor Afyaanyo
- Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa)
- Cabdulqaadir Ismail Saciid
- Axmed Seed Axmed Muuse
- Saciid Cabdiraxmaan Maxamed
- Mursal Yuusuf Maxamuud
- Maxamed Cumar Haaruun
- Cumar Maxamed Muuse Boqor
[ad name=”HTML-1″]
Wadani.com
[ad name=”HTML-7″]