Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»AKHRISO: Magacyada Wasiiro, Xildhibaano iyo Weriyeyaal ku dhaawacmay Qarixii SYL

    AKHRISO: Magacyada Wasiiro, Xildhibaano iyo Weriyeyaal ku dhaawacmay Qarixii SYL

    August 30, 2016Updated:August 30, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dad isugu jira mas’uuliyiin iyo weriyeyaal ku dhaawacmay qarax maanta lagu weeraray Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

    Liiska madaxda iyo dadka ku dhaawacmay hoos ka akhriso:

    Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Nuux Faarax

    Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa

    Wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi xayir Maareeye  oo sheegay Radio Muqdisho iyo TV-ga isagoo sheegay inuu xaalkiisu wanaagsan yahay, inkastoo jug kasoo gaartay.

    Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo hore loo sheegay inuu dhaawac soo gaaray ayaa bartiisa  twitter-ka lagu sheegay inuusan ku sugneyn hotelka SYL ee qaraxu ka dhacay.

    Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow

    Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed

    Weriyaasha dhaawacmay waxaa ka mida:

    Agaasimaha SNTV Cabdinaasir Xuseen

    Weriye Cabdifitaax Daahir Jayte – Radio Muqdisho

    Weriye Maxamed Xasan National – Idaacada Radio Muqdisho

    3 Camero man oo kamid ah

    Qaraxxa
    Xildhibaan Cabdalla Boos Axmed oo dhaawac ka muuqdo

    Qaraxa ayaa lagu soo beegay iyadoo Hotelka SYL uu ka socday seminaar looga hadlayay arrimaha amniga, waxaana marka qaraxu dhacayay uun la soo gabagabeeyay seminaarka oo wasiirka Amniga uu ka mid ahaa dadkii markaas ka baxyay Hotelka.

    Ugu yaraan 9 weriye ayaa la soo weriyay inay ku dhaawacmeen Qaraxa oo ka mid ahaa kuwii ugu waaweynaa ee Muqdisho ka dhaca.

    Waxaa weli soo baxaya dhaawacyada iyo dhimashada oo hadda hor ku dhaafay 60 isugu jira 10 dhimasho ah iyo 50 dhaawac ah.

    Wadani.com

    Hotelka SYL Qarax SYL Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Wasiiro iyo xildhibaano ku dhaawacmay qarixii Hotel SYL
    Next Article Wasiir Maareeye oo ka hadlay Qarixii Maanta ku qabsaday Hotel SYL

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo