Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: Magacyada 39 Musharax oo ku tartamaya Xilka Madaxweynaha Somaliya 2022

    Akhriso: Magacyada 39 Musharax oo ku tartamaya Xilka Madaxweynaha Somaliya 2022

    May 10, 2022Updated:May 10, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa lasoo gabagabeeyay diiwanagelinta Musharixiinta u tagaan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo socotay 8-10 bishan May 2022.

    Guddiga Doorashada Madaxweynaha ee labada Aqal ayaa diiwaan geliyey musharixiintii ugu badnaa ee u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna tiradoodu gaartay 39 Musharax oo isugu jira siyaasiyiin hore, kuwo cusub iyo madax hore usoo qabatay xilalka sare ee dalka.

    Musharixiinta sida rasmigha ah loo diiwaan geliyey waxay kala yihiin:

    1- Shariif Sheekkh Axmed

    2- Daahir Maxamuud Geelle

    3- Xasan Cali Kheyre

    4- Cabdulqaadir Cosoble Cali

    5- Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

    6- Cabdullaahi Cali Xasan

    7- Cabdinuur Sheekh Maxamed

    8- Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

    9- Cabdikariim Xuseen Guuleed

    10- Cabdiraxmaan Macallin Axmed Ablaal

    11- Xasan Sheekh Maxamuud

    12- Saciid Ciise Maxamuud

    13- Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi

    14- Axmed Ducaale Geelle Xaaf

    15- Mahad Axmed Diiriye

    16- Muqtaar Maxamed Sayid

    17- Fowsiya Yuusuf Xaaji Adam

    18- Maxamuud Daahir Aweys.

    19- Ridwaan Xersi Maxamed

    20- Nucmaan Sheekh Cumar

    21- Cumar Cabdiqaadir Axmed

    22- Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahwayn)

    23- Cabdi Aadan Hoosow

    24- Jamaal Axmed Ibraahim

    25- Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi)

    26- Cabdi Maxamed Kuusow

    27- Cabdullaahi Cali Axmed (Caddow Cali Gees)

    28- Xuseen Cabdi Nuurow

    29- Jabriil Ibraahim Cabdulle

    30- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

    31- Abuukar Adan Cabdulle

    32- Cabdinaasir Cabdulle Maxamed
    33- Siciid C/llaahi Deni

    34- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi

    35- Maxamed Amiin Faarax

    36- Cismaan Xasan Weheliye (Xasan Bariise)

    37- Cabdi Cali Xasan

    38- Taabit Cabdi Maxamed

    39- Maxamed Cabdiraxmaan Cali (Siiriin)

    Tirada Musharixiinta sida rasmiga ah ugu taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ka mida saddex madaxweyne oo hore, Ra’iisal wasaare hore, wasiiro, Ganacsato iyo siyaasiyiin, waana tii ugu badneyd ee sidaas loogu loolamo, iyadoo ay hareen musharixiin badan oo baraha bulshada hore ugu ololeyn jiray.

    Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay 15-ka May 2022 ka dhacdo magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Afisyoone ee ciidamada ATMIS ee Midowga Afrika maamulaan.

    Doorashada Doorashada 2022 Liiska Musharixiinta Madaxweynaha Musharixiinta madaxweynaha Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSh. Aadan Madoobe oo tegay Xarunta Doorashada Madaxweynaha ee Afisyoone (Sawirro)
    Next Article Liiska kala horeynta Khudbad jeedinta Mushariixinta Madaxweynaha oo la shaaciyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo