Waxaa maanta dalka Turkiga caafimaad ahaan loogu qaaday 35 qof oo kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii weynaa ee ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
Dhaawaca la qaaday oo ahaa kuwii ugu cuslaa ee wax looga qaban waayay isbitaalladda Muqdisho ayaa lagu qaaday diyaarad uu soo diray madaxweynaha Turkiga, waxaana laga kala keenay dhammaan isbitaallada Muqdisho.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA DHAAWACYADA LA QAADAY: