Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Magacyada Dadka ku dhintay & kuwa lagu la’ yahay fatahaadda Magaalada Beledweyne (Sawirro)

    AKHRISO: Magacyada Dadka ku dhintay & kuwa lagu la’ yahay fatahaadda Magaalada Beledweyne (Sawirro)

    October 29, 2019Updated:October 29, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa weli lagu la’ yahay Magaalada Baledweyne ilaa 10 qof oo ka mida dadkii ay la degtay Doontii ay la socdeen, dadkaas oo ka tirsanaa Maamulka degmada Beledweyne, samafaleyaal iyo ganacsato.

    9 qof ayaa wli lagu raadinayaa Nolol iyo Geeri, inkastoo dadkaas maqan loo maleynayo inay dhinteen dhammaantood, waxaana ku biiray laba qof oo la sheegay inay xalay isku dayeen inay u gudbaan xaafadaha magaalada Beledweyne oo midkood uu dhibaato wajahay, kadibna midkii la socday uu u gurmaday, kadibna la waayey raq iyo ruux.

    Magacyada dadka meydadkooda la raadinayo waxaa ka mida:

    1) Sharma’arke Khaliif Xassan Xoghayaha Dowlada Hoose ee Baladweyne

    2) Dahabo Axmed Xassan- la-taliyihii Sare ee Arrimaha haweenka Madaxweynaha Hir-Shabeelle

    3) Khaliif Xassan -Agaasimaha Xafiiska Duqa Baladweyne

    4) Deeqow Abdi Cariif – Agaasimaha waaxda Nadaafada dowlada Hoose ee Baladweyne

    5) Gueleed ibraahim – IT dowlada Hoose Baladweyne

    6) Cabdi Keynan (Abdi kuus) . – Darawalka duqa Baladweyne

    7) Shariif Hassan Ganey (Shariif Carrabey) – Saaka ayaa la helay meydkiisa, waana Ganacsatade.

    8) Macalin Nuur – Ganacsade

    9) Axmed Cali Cusmaan (Ahmed Ganey) – Ganacsade

    10) Wiil uu dhalay Naaquudihi Doonta waday oo 16 sano jir ahaa

    iyo laba qof oo xalay lagu waayey webiga, kuwaasoo aan magacyadooda la helin.

    BELEDWEYNE Fatahaad Hiiraan Magacyada dadka dhintay Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMeydadka laba qof oo la helay magaalada Beledweyne iyo xaafado Go’doonsan [Wararkii ugu danbeeyay…]
    Next Article Wasiirka Ganacsiga oo lagu celiyey Heshiis Sharci uu geeyay Baarlamaanka & Xildhibaan ka dalbaday inuu is-casilo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo