Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»AKHRISO: Magacyada Golaha Wasiirada xukuumadda Somaliland ee la magacaabay

    AKHRISO: Magacyada Golaha Wasiirada xukuumadda Somaliland ee la magacaabay

    December 14, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha cusub ee Somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirrrada maamulkiisa oo guud ahaan ka kooban 32 xubnood.

    Wasiirada, wasiir ku xigeenada ayaa tiro ahaan isu dhan 32, iyadoo noqonaya tiradii ugu yareyn ee gole wasiiro, xubnaha wasiirada waxaa ka muuqda wasiiro cusub iyo kuw hore.

    HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA

    1. Sacad Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah

    2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada

    3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta

    4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha

    5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga

    6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada Maaliyada

    7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada

    8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta

    9. Axmed Muumin Seed Wasiirka wasaarada Beeraha

    10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Wasarada Hawlaha Guud

    11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha

    12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi JibriilWasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta

    13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga

    14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada

    15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Wasarada  Horumarinta Maalgashiga

    16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga

    17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta

    18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka iyo Horumarinta reer miiga

    19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha

    20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka  wasaarada Macdanta

    21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka

    22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha

    23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka

    Wasiir Ku Xigeenada

    1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada

    2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha

    3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta

    4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha

    5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada

    6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta

    7. Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada

    8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka

    9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka

    3

    4

    5

    Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland Magacyada Golaha Wasiirada Somaliland Muuse Biixi Somaliland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo joojisay ciyaartii Galabta dhex mari lahayd xulalka Jubaland & Galmudug
    Next Article Taliyaha Booliska oo shaaciyay tirada rasmiga ah ku dhintay Qarixii Is-miidaaminta Scuola di polizia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo