Waxaa cawa si rasmi ah loo magacaabay Guddoomiyeyaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo intoodii badneyd xilalkii laga qaaday.
Guddoomiyeyaasha cusub e la mgacaabay waxay kala yihiin:
-
-
Degmada C/casiis: Sharma’arke Maxamed Ladane.
-
Degmada Kaaraan: Cabdifitaax Nuur Cali Yaano.
-
Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale.
-
Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud.
-
Degmada Howlwadaag: Cabdikariin Cali Kaar .
-
Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo.
-
Degnada Dayniile: Cabdiweli Nuur Farax.
-
Degmada Wadajir: Cumar Cabdullaahi Xasan.
-
Degmada Dharkeenleey : Cabdiraxmaan Sayid Cali.
-
Degmada Shangaani: Basmo Cumar Axmed.
-
Degmada Xamarweyne: Cumar Shariif Maye.
-
Degmada Xamarjajab : C/weli Cabdulahi Maxamed.
-
Degmada Waaberi : Rowdo Cabdullaahi.
-
Degmada Boondheere: Zeynab Yuusuf Wehliye.
-
Degmada Warta-nabadda : Zeynab Maxamud Warsame
-
Degmooyinka Kaxda iyo Huruwaa ayaa guddoomiyaashoodii xilalka loo dhaafay.
Wadani.com