Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada ayaa laalay natiijada kuraas dhowr ah oo lagu doortay magaalooyinka kala duwan ee maamulada dalka.
Magaalada Baydhaba oo ilaa 7 kursi ay dacwad ka taagneyd waxaa la laalay oo la baabi’iyay natiijadooda ilaa 5 kursi iyo xildhibaanadii lagu doortay.
Xildhibaanada kuraastooda la laalay ee dib loo dooranayo waxaa ka mida Muna kay iyo Samra Ibrahim:
HOOS KA AKHRISO LIISKA XILDHIBAANADA LA LAALAY KURAASTOODA IYO BEELAHA AY KA SOO JEEDAAN:

Wadani.com

![Akhriso: Magacyada kuraasta la laalay ee lagu doortay Magaalada Baydhaba [Muna Kay oo ka mida]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/12/Muna-kay.jpg)