Guddiga Doorashada ayaa shaaciyay musharixiinta maanta 22 Disembar 2016 ku tartamaya Doorashada Aqalka hoose ee ka dhaceysa Muqdisho.
Xubnahan ayaa ka mida kuraasta harsan ee beelaha Waqooyi oo Doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Muqdisho.
Kuraasta beelaha lagu tartamayo iyo magacyada musharixiinta, waxay kala yihiin:
Wadani.com