Waxaa maanta hortegaya fadhiga Baarlamaanka Federaalka 12 musharax oo u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad.
Waa tiradii ugu badneyd ee isu soo sharaxda xilkan 15-kii sano ee u dambeysay, waxaana ka mida musaharaxiin kasoo jeeda beelaha: Dir iyo Hawiye.
Musharax kasa oo ka miad 12-ka murashax ee xilkan u taagan waxaa la siiyay 15 daqiiqo oo qorshihiisa uu ku soo bandhigo
Murashaxiinta u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka waxay kala yihiin:
Cabdulkadir Sheekh Cali Baqdaadi
Mahad Cabdalla Cawad
Burhaan Aadan Cumar
Cabdulahi Xusen Cali
Cabdiweli Maxamed Qanyare
Xuseen Cabdi Cilmi
Cabdulahi Godax Barre
Jamaal Xasan Ismaaciil
Cusman Ducaale
Cilmi Maxamed Nuur
Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim
Maryan Axmed Haaruun
GOOBJOOGE.COM