Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta dhageysanaya khudbooyinka musahariinta ugu danbeeyay ee u taagan xilka madaxweynaha.
Khudbadaha la sugayo waxaa ka mida, musharixiinta Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyadoo uu sidoo kale khudbada koowaad jeedin doono Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke).
Akhriso Magacyada Musharaxiinta khudbadaha ka horjeedinaya Baarlamaanka:
- Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke
2. Dr. Maxamuud Maxamed Culusow
3. Maxamed Axmed Jabarti
4. Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo)
5. Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)
6. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
7. Maxamed Cabdirisaaq Abubakar
- Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil
Musharax hore u baaqday oo ah
9. Â Axmed Maxamed Cabdi
Wadani.com