Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle aaay shaaciyey magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 6 kursi oo ah kuwii ugu horeeyay ee lagu dooranayo Magaalada Jowhar.
Guddigan ayaa ka kooban 3 oday iyo laba xubnood oo ururrada bulshada ka socda kursi kasta, waxaana doorashda lixda kursi ee Golaha shacabka lagu qabanayaa magaalada Jowhar.
Tirsiga lixda kursi ayaa kala ah:
HOP005
HOP033
HOP052
HOP088
HOP097
HOP098


