Wasiirada Cusub ee Beelaha Ay ka soo jeedaan.
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen (Isaaq, Cidegale)
2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta (Majeerteen , Ciise Maxamuud)
3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, (Hawiye, Habargidir, Ceyr)
4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda, ( Dir, Gedo-Biirse)
5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka (Daarood, Laylkase)
6- Jamaal Xasan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga (Daarood, Warsangeli)
7- Maryan Aweys Jaamac Wasiirka Dekedaha (Beesha Jareer Weyne, Shiidle)
8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada (Hawiye, Baadi Cadde)
9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka (Ogaadeyn, Cawlyahan)
10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha (Isaaq, Habar Jeclo)
11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhallinyarada iyo isboortiga (Beesha Shanaad, Yaxar)
12- Cabbaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud (Mirifle, Hubeer)
13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka (Beesha Shanaad, Reer Xamar)
14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka (Dir, Surre)
15- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ( Daarood, Dhulbahante)
16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha ( Hawiye, Abgaal , Obokar )
17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta (Hawiye, Abgaal, Daa’uud)
18- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle, Leysaan)
19- Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (Xawaadle)
20) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta (Mirifle, Hadamo)
21) Xil. Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xannaanada Xoolaha (Dir, Biyamaal)
22) Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha (Beesha Shanaad, Carab Saalax)
23) Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada (Gaaljecel)
24) Xil. Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka (Beesha Shanaad, Gendershe)
25) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha (Digil, Jiiddo)
26) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Caddaaladda (Digil, Garre)
27) Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha (Isaaq, Habar Yoonis)