Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe & Beelaha ay kasoo jeedaan

    AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe & Beelaha ay kasoo jeedaan

    December 11, 2016Updated:December 11, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Garowe ka dhacay maanta Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo dib loo amba qaaday, waxaana ku soo baxay xildhibaano dhowr ah.

    Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Garowe iyo beelaha ay ka soo jeedaan waxay kala yihiin:

    Kursigii 2aad ee Majeerteen/Cumar Maxamuud waxaa ku guulaystay Saleebaan Maxamuud xaashi oo helay 40 cod.

    Kursiga Dhulbahante/Naalaye Axmed, waxaa ku guulaystay C/llaahi Bidhaan Warsame oo helay 32 cod , halka Cabdiraxmaan xirsi faarax (uurbayto) uu helay 18cod, Faarax Cawad Jaamac oo tanaasulay 1 cod.

    Kursiga Carab Saalax ee 3aad, waxaa ku guulaystay Maxamed Cabdikaafi Maxamed oo helay 45 cod, waxaa la tartamay Xasan Xaashi Warsame oo isna helay 1 cod iyo 4cod oo xumaatay.

    Kursiga Majeerteen/Cumar Maxamuud waxaa ku guulaysatay Xaawo Yuusuf Axmed oo heshay 40 cod, halka Faadumo Cabdi Maxamuud oo la tartantay ay heshay 11 cod, halka Naciimo Maxamuud Maxamed oo tartanka ku jiray aysan waxba helin.

    Kursiga Majeerteen/Cismaan Maxamuud, waxaa ku guulaystay Maxamuud Axmed Ciise Maas oo helay 37 cod, musharaxa Kayse Jaqanaf waxaa uu helay 13 cod, halka Maxamed Cabdi Karaaf uu ka helay 1 cod

    Kursiga beesha Laylkase/Maxamed Muumin Waxaa ku guulaystay Saadiq Warfaa oo helay 29 cod, halka Faarax C/risaaq Cumar oo la tartamayey iuu helay 22 cod.

    Kursiga Dhulbahante/ Yaxye cabdalle, waxaa ku guulaystay Sharmaake Garaad Saleeman oo helay 50 cod, Aadan Cismaan Xaashi oo la tartamayey waxa uu helay 1cod.

    Kursiga Beesha carab saalax, waxaa ku guulaysatay Sacdiya Samatar oo heshay 49 cod, halka Faadumo Maxamed Salaad ay heshay 1cod.

    Kursiga Laylkase/Maxamed xasan, waxaa ku guulaystay C/rashiid Gaboobe oo helay 27 cod halka Ciise Guraase uu  helay 24 cod.

    Kursiga beesha Laylkase/Reer Xirsi muumin waxaa ku guuleystay Daahir Maxamed Muuse oo helay 36 cod , halka Maxamed Cabdilaahi Xasan uu helay 15 cod. Cabdi Xoosh oo kursigan musharixiintiisa ku jiray ayaa laga saaray liiska.

    Kursigii uu dhowaan ka geeriyooday Daahir Xaaji Geele, ayaa lagu tartamay waxaana ku guulaystay Maxamed Xaaji Geele oo ah nin la dhashay Marxuumka helay 49 cod.

    Wadani.com

    Aqalka hoose Doorashada 2016 Garowe Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShaqaale ku dhintay Kaawo ku duntay Magaalada Muqdisho [Daawo Sawirro]
    Next Article Dagaal barta Twitter-ka ku dhex maray Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo Weriye Haaruun Macruuf [Warbixin]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo