Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: Magacyada Xildhibaannada lagu bedelay Shariif Xasan iyo Wasiir Xuseen Badni

    Akhriso: Magacyada Xildhibaannada lagu bedelay Shariif Xasan iyo Wasiir Xuseen Badni

    March 9, 2022Updated:March 9, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Liiska Lix xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Baydbaba: Shariif Xasan oo waayey kursigii Beeshiisa

    Waxaa magaalada Baydhaba maanta lagu doortay lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto Maamulka K/Galbeed.

    Xildhibaannada maanta soo baxay ayaa meesha ka saaray laba siyaasi oo caan ka ah degaanada Koonfur Galbeed, kuwaas oo kala ah: madaxweynihii hore ee maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirka Howlaha Guud xukuumadda Federaalka Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen.

    Liiska Xubnaha soo baxay waxay kala yihiin:

    1- Maxamed Sheekh Cabdullaahi Ciirow oo ahaa Taliyaha Qaybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kusoo baxay kursiga HOP077, kaddib markii uu helay 83-cod, waxaa la tartamay Cabdinaasir Cali Xasan oo isna helay 13-cod. Kursiga waxaa hore ugu fadhiyey Isgoowe Deeqow Isaaq.

    2- Cabduqaadir Cumar Macalin ayaa kusoo baxay kursiga HOP186, isagoo helay 75 Cod, musharixii la tartamay ee C/qaadir Aadan Cali ayaa isna helay 25 Cod. Waxaa kursigan hore ugu fadhiyey Maxamed Xuseen Isaaq Afarraale.

    3- Saalax Shariif Sayid-Cali ayaa kusoo baxay kursiga HOP261 markii uu helay 90 Cod, halka musharaxii la tartamay Ismaaciil Shariif Cali uu kahelay 10 cod. Kursigaan waxaa ku fadhiyay Cabdulqaadir Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah wiil uu dhalay musharax Shariif Xasan oo laga celiyey inuu Baydhaba u tago kursigan.

    4- Axmed Madoobe Nuunow oo ah Wasiirka Qorsheynta Maamulka Koonfur Galbeedayaa kusoo baxay Kursiga HOP099, isagoo helay 75-cod; halka musharaxii la tartamay Cabdinasir Ibraahim Aadan uu ka helay 25-cod.

    5- Luul Ibraahim Cumar ayaa kusoo baxday Kursiga HOP168 iyadoo heshay 86 cod, waxaana tartanka ka haray mushariixin rag ahaa oo la diiwaan geliyay, markii qoonde haween loo bedelay, waxaana hore ugu fadhiyay Xasan Macalin Xuseen.

    6- Cabdisalaan Cali Cabdi ayaa kusoo baxay kursiga HOP167, isagoo heley codad gaaraya 74-cod, halka musharaxii la tartamay Cabdi Maxamuud Maxamed uu ka helay 23-cod, waxaana kursigaan horay ugu fadhiyay Wasiirka Howlaha guud ee xuuumadda xilgaarsiinta Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen (Badni).

    Doorashada K/Galbeed Shariif Xasan Top Wasiir Badni
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXal laga gaaray khilaafkii Doorashada Beledweyne (Yusuf Dabageed oo aqbalay iyo Guudlaawe..)
    Next Article Doorashada Kuraas la hakiyey oo Berri ka dhaceysa Beledweyne iyo Daahir Jeesow oo loo xiray..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo