Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»AKHRISO: Maxay u fuli waayeen Amarradii ugu waaweynaa ee kasoo baxay Maamulka G/Banaadir..?

    AKHRISO: Maxay u fuli waayeen Amarradii ugu waaweynaa ee kasoo baxay Maamulka G/Banaadir..?

    August 10, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Amarrada kasoo baxa maamulka Gobolka Banaadir ayaa noqday kuwo aan la fulin oo ku eg war-saxaafadeed iyo afka baarkii, iyadoo amarradii ugu danbeeyay ay ku dhammaadeen halkii laga sii saaray.

    Fulin la’aanta amarrada maamulka G/Banaadir ayaan ku ekeyn maamulka hadda jiro ee muranka badan ka dhex taagan yahay, waxaan la xusuustaa maamulkii ka horeeyay uu soo saaray amarro ay ugu caansaneyd in Gaadiidka AMISOM laga mamnuuco maalintii adeegsida wadooyinka ka mida magaalada Muqdisho.

    Maamulka G/Banaadir ee Guddoomiya Yariisow muddo kooban soo saaray amarro is xigtay  oo midkoodna fuli waayey, iyadoo muddo bil gudaheed ah lagu soo saaray saddex amar oo waxba laga qaban waayay.

    HOOS KA AKHRISO AMARRADII UGU DANBEEYAY EE FULI WAAYEY:

    June 14, 2018: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Yarisow  ayaa amray in la banneeyo goobaha danta guud oo ay ku jiraan darjiinooyinka, isaga oo July 3, baabi’iyay dhammaan heshiisyadii ay la galeen maamulladii isaga ka horeeyay, laakin ma jirto cid soo hadal qaaday fulintiisa, wuxuuna noqday amar fashil ku dhammaaday oo madaxda sare iska fogeeyeen !

    June 19, 2018: Maamulka Gobolka Banaadir wuxuu soo saaray ammar ku aaddan in la burburiyo dhismooyinka sida sharci darrada ah looga dhistay dhulalka hantida guud ee ku yaalla gobolka Banaadir!, laakiin ma dhaqan gelin isna.

    July 3, 2018: Gudoomiye Yariisow Muqdisho wuxuu soo saaray amar farayaa dadka xoolahooda magaalada ku soo dhex daaya, gaar ahaan Lo’da inay ceshadaan xoolahooda, isaga oo siiyay 2 todobaad, Lo’da weli waa buuxdaa jidadka!, kaasoo isna aan waxba laga fulin.

    Dadka magaalada Muqdisho waxay xaqiiqsadeen in  ammarada gobolka Banaadir ay yihiin kuwo aan loogu talogelin in la fuliyo, waxaana muuqata kalsooni-darro iyo wada shaqeyn la’aan labada dhinac ah, taasoo caddeyn u ah in maamulka jira uu yahay mid go’doon ka ah shacabka.

    Amarrada Yariisow G/Banaadir Muqdisho Top Yariisow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Eriteria oo la safatay Sacuudiga, War-saxaafadeed culusna ku weerartay dalka Canada
    Next Article Puntland oo sheegtay in Dagaalka Tukararaq socon doono & Dadaalkii IGAD iyo Q/Midoobay oo fashilmay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo