Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»AKHRISO: Musharixiin Madaxweyne oo Qoraal ka soo saaray xaaladda siyaasadeed e Galmudug

    AKHRISO: Musharixiin Madaxweyne oo Qoraal ka soo saaray xaaladda siyaasadeed e Galmudug

    January 18, 20172 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal mugdi ku jiro oo ku saabsan xaaladda ka taagan maamul Goboleedka Mudug iyo magaalada Cadaado.

    Musharixiintan oo gaaraya 7 ayaa qoraalkooda ku sheegay in la dhowro sharciga iyi Dastuurka maamulka Galmudug, waxayna ku baaqeen nabad, laakiin ma cadda mowqifkooda xil ka qaadista madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

    HOOS KA AKHRI QORAALKA MUSHARIXINTA


    Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

    War-Murtiyeed  January 18, 2017

    Bismillaah Raxmaani Rahiim

    Anagoo ah Musharaxiinta Madaxweynaha ee hoos ku qoran ee kasoo jeeda Maamul Goboleedka Galmudug, waxaan halkaan kusoo gudbineynaa aragtideena ku aadan xasiloonidarrada iyo qal qalka siyaasadeed ee ka taagan xaruunta ku meel gaarka ee maamul Goboleedka Galmudug ee Cadaado.

    1.Ugu horeyn, waxaan tacsi u direynaadhamaan eheladii dadkii ku geeriyooday iska hor imaadkii ka dhacay Cadaado.Waxaan xusuusineyna ciidamada Milaterga, Booliski, iyo Nabadsugidu in ay sugaan amaanka shacabka a ku nool gobolka iyo Caasimada gobolka kanawaantoobaan fulinta awaamiirta aan ku salaysaneyn shuruucda Wadanka iyo Gobolka.

    2.Waxaan taageereynaa mowqifka odayaasha dhaqanka oo ugu baaqay madaxda Maamul Goboleedka in ay ixtiraamaan Dastuurka Galmudug iyo xasilloonida gobolka.

    3. Waxaa waajib ku ah madaxda Gobolku inay u hogaansamaan Dastuurka Maamul Goboleedka, iyo danta guud ee muwaadiniinta ku nool Gobolka.

    4. Waxaan ugu baaqeynaa Xidibaanada Federaalka ee kasoo jeeda Galmudug inay ixtiraamaan ku dhaqan Dastuurka Galmudug una tagnaadaan maslaxada shacabka ay metelaan iyo danaha Gobolka.

    5.Waxaan ka codsaneynaa shacabka Galmudug in ay taageeran ku dhaqan Dastuurka Maamul Goboleedka Galmudug.

    6. Waxaan mudaanan leh in la tix geliyo baahida shacabka Galmudug u qabaan horumarka iyo nabadgelyada.

    7. Waxaa Beesha Caalamka ugu baaqeynaa in ay tixgeliyaan Dastuurka iyo hab dhaqameedka Galmudug taageeraana go’aamada dastuuriga ah.

    1. Maxamed Cabullaahi Farmaajo

    2. Dr. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed

    3. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

    4. Dr.   Maxamud M. Culusow

    5. Jibriil Ibraahim Cabdulle

    6. Cabdullaahi Cali Axmed

    7. Eng. Cabullaahi Cali Xasan

    Faafin. Wadani.com

    Cadaado Galmudug Musharixiin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso: Magacyada xildhibaanada lagu doortay Muqdisho & Musharixiin ka baxay
    Next Article AKHRISO: In ka badan 100 ka mida xildhibaanada cusub ee Soomaaliya oo heysta dhalasho Ajnabi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo