Waxaa durba soo baxay musharixiin dhowr ah oo shaaciyey inay u taagan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu iska casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Musharixiinta oo u badan kuwii waday mooshinka Guddoomiye Jawaari ayaa mid waliba la sheegay inuu taageero ka heysto xukuumadda iyo madaxtooyada, waxaana tirada musharixiinta is shaaciyey ay saacado gudahoo ku gaareen 5 musharax.
MUSHARIXIINTA XILKA GUDDOOMIYAHA BAARLAMANKA WAXAA KA MIDA:





![AKHRISO: Musharixiintii ugu horeeyay ee isu taagay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya [Sawirro]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/04/Musharaxiin-guddoomiye.jpg)