Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka ahna sii hayaha Afhayeenka Baarlamaanka Cabdiweli Ibraahim Muudey ayaa sheegay ku dhawaaqay natiijada wareegii koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Natiijada wareega kowaad waxay noqotay:
1 -Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan 83 cod
2- Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod
3- C/casiis Xasan Maxamed 54 cod
4- Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod
5- Cali Sheekh Mohamed Nur 16 cod
6- Saalim Caliyow Ibrow oo helay 7 Cod
7- Maxamud Macalin Yaxye 7 Cod
8- Shariif Sheekhunaa Maye oo helay 5 cod
9- Idiris Cabdi Dhaqtar oo helay 3 cod
10- Iimaan C/laahi oo helay 3 cod
Waxaa fadhiga Baarlamaanka ku sugnaa 266 xildhibaan oo ka qeyb galaya doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka.