Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Akhriso: Nin Somali ah oo Booliska Mareykanka toogteen markii uu dilay laba wiil oo walaalihiis ahaa

    Akhriso: Nin Somali ah oo Booliska Mareykanka toogteen markii uu dilay laba wiil oo walaalihiis ahaa

    May 2, 2021Updated:May 2, 20212 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddex wiil oo walaallo ah ayaa ku dhintay Magaalada Kansas City, Gobolka Missouri ee dalka Mareykanka, kadib fal naxdin ah oo wiilal da’doodana kala ahayd 14 iyo 16 sano jir uu dilay,wiil walaalkood ah oo isna ay markii danbe dileen Booliska.

    Wiilashada lagu kala magacaabi jiray Cabdiraxmaan Xuseen Cabdicasiis iyo Cabdiwaaxid Xuseen waxaa dilay walaalkood ka weyn xili ay ka soo baxeen salaaddii Taraawiixda oo ay iyagu ahaayen xaafidiin dadka tujin jiray.

    Waxaa dilka geystay Hanad Cabdullaahi Cabdicasiis oo 25 sano jir ahaa, waxayna walaal ka ahaayeen dhinaca hooyada, wuxuuna dilku dhacay banaanka gurigii ay ku noolaayeen, isgoo beegsadya isla marki ay salaadii taraawiixda kasoo laabteen.

    “Waxay wax u dhaceen in labada wiil ee geeriyootay iyo wiil kale oo la socday ay ka soo baxeen Taraawiixda ragga masaajidka ku tukadda oo ka mid ah akhyaarta ayaa soo qaaday guriga illinkiisuu dhigay gurigii markay is dhaheen saddexdoodii gala Walaalkood ayaa ka soo baxay meeshuu ku sugayay labada dhalinyarada ah” ayuu yiri mid ka mid ehelka wilashan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi.

    Falkan ayaa dhacay 11.30 daqiiqo habeennimadii Jimcaha, sida uu sheegay Booliska Mareykanka. Hanad Cabdullaahi Cabdicasiis oo 25 sano jir ah laguna tuhunsanaa dilka ayay boolisku isku dayeen in ay la hadlaan markii uu falka gaystay kadib haseyeshee wuxuu ula soo baxay qori kadibna xabado ayuu ku furay taas oo keentay in boolisku ay toogtaan oo ay dhaawacaan, sidaasina uu isbitaalka ku dhintay isna.

    “Labadan wiil ee walaallaha ah oo Qur’aanka xaafidiin ku ahaa dadka tujin jireen taraawiixda masjidka Al-Taqwa ee magaalada Kansas City, Missouri. Wiilashan hooyadood & aabahood siyaabo aad u naxdin badan ayaa lagu kala dilay wax 10 sano ka yar.

    Ninka dilka geystay ee Hanad C/llaahi ayaan ilaa iyo hadda aysan oggeyn waxa sababay in Hanad walaalihii dilo, waxaase la sheegay inuu aha qof maskixiyan aan fiicneyn.

    Dhacdadaan waxay ahayd kuwii ugu naxdinta badnaa ee ka dhaca Magaalada Kansas City iyo guud ahaan Soomaalida ku nool dalka Mareykanka.

    Dil Kansas City Walaallo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMidowga Musharixiinta oo shaaciyey inay la-shaqeynayaan RW Rooble (Shan Qodob oo ay dalbadeen)
    Next Article Alshabab oo shaacisay inay Muqdisho iyo Raage-Ceelle ku dileen Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo