Maamul Goboleedka Galmudug iyo Ahlu Suna Wal-jameeca Gobollada Dhexe aya maanta heshiis ka kooban 4 qodob ku gaaray magaalada Cadaado, waxaana heshiiska ka mida awood qeybsi iyo inay Ahlu suna kamid noqoto kuna biirto maamulka Galmudug.
HESHIISKA OO SAXIIXAN HOOS KA AKHRISO
[ad name=”HTML-1″]
Wadani.com
[ad name=”HTML”]