Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: Qodobadda ugu adag ee hor yaalla Shirka Berri ee Afisyoone (Farmaajo iyo Deni oo is wajahaya..)

    Akhriso: Qodobadda ugu adag ee hor yaalla Shirka Berri ee Afisyoone (Farmaajo iyo Deni oo is wajahaya..)

    April 2, 2021Updated:April 8, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa Berri 3-da April 2021 shirkii ugu horeeyay ee fool ka fool ah la isugu keenayaa Madaxweynaha xilkiisu dhamamaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

    Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Beesha Caalamka, goobjoogna ka yihiin wakiilo ka socda ayaa ka dhacaya Xaruna Afisyoone ee magaalada Muqdisho, waxaana amniga sugaya ciidamada AMISOM, iyadoo mas’uul kasta uu wadan doono ilaalada gaarka ah.

    Shirkan oo lagu sheegay inuu hordhac u yahay shirka weyn ee la isku khilaafay ayaa la ogoleysiiyay labada dhinac, waxaana ka qeyb galaya madaxweynayaasha maamul Goboleedyada, Ra’iisal wasaaraha, guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Qodobka kaliya ee shirka horyaalla ayaa ah sida oo qabanayo Shirka wadatashiga iyo Ajendayaasha looga hadlayo, waxaana soo hoos galaya qodobadda kala ah:

    – Cidda guddoomineysa shirka wadatashiga
    – Cidda ka qeyb galeysa shirka
    – Qoraalka xilliga kala-guurka oo laga rabo Farmaajo inuu qoro shirkaasi ka hor
    – Amniga Doorashada
    – Damaanada qaadka fulinta heshiiska Doorashada
    – Iyo Dhacdooyinkii 19 Febraayo

    Qaar ka mida qodobaddan waxaa dib loogu dhigi karaa shirka weyn marka la isku waafaqo, laakiin waxaa meesha ka baxay is aaminkii madaxda Soomaalida iyadoo Farmaajo loo arko nin doonaa inuu qabt Doorasho uu isagu diyaarsaday.

    Dhinaca Farmaajo ayaa doonaya in shirka hore loo galo oo laga doodo, lana ansixiyo qodobadii la isku khilaafsanaa ee ay soo diyaariyeen Guddiga Farsamada shirkii Baydhaba, iyadoo aan arrimo kale la gelin, waqtiga la lumin, taasoo ay ka horjeedaan Siciid Deni iyo Axmed Madoobe.

    Joogitaanka Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shirka Berri u yeeleysa weji cusub iyo miisaan, waxaana madaxda Soomaalida saaran culeys weyn oo ku qasbi kara inay la yimaadaan tanaasul.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article“Mukhtar Roobow siyaasiyiin KG ayaa codsaday in la xiro welina raba inuu sii xirnaado” Wasiir hore oo kashifay..
    Next Article Joe Biden oo sanad kale ku daray Cunaqabateynta Dhaqaale ee Mareykanku saaray Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo