Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Qodobaddii ay ku heshiiyeen Wasiir Mahad Salaad & Dowlada Itoobiya [XASAASI]

    AKHRISO: Qodobaddii ay ku heshiiyeen Wasiir Mahad Salaad & Dowlada Itoobiya [XASAASI]

    September 6, 2017Updated:September 6, 20173 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Qodobaddii ay ku heshiiyeen Wasiir Mahad Salaad & Dowlada Itoobiya
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kadib markii madaxweynaha Is-maamulka Soomaalida Itoobiya uu ka hadlay kiiska C/kariin Qalbi dhagax, ayaa waxaa ka daba qaataay madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed [Akhri halkan]  & xildhibaan Mahad  Maxamed Salaad.

    Labadan mas’uul ayaa beeniyay in heshiiskii Jigjiga ay ku saxiixdeen Galmudug Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ay ka mid ahaayeen wax shaqo ku leh kiiska Qalbi dhagax, iyagoo waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalaldii kasoo yeeray Cabdi Maxamuud Cumar. [Daawo halkan]

    Haddana waxaan akhristayaasha halkan ugu soo gudbineyaa qodobadii heshiiska ee ay kala saxiixdeen Wasiiru dowlihii dowladda federaalka Mahad Maxamed Salaad iyo Danjire Shamsudiin Axmed Rooble oo ahaa mas’uul ka tirsan dowladda Itoobiya oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Bishii June 2015.

    Heshiis Jigjiga

    HOOS AKHRISO QODOBADDA

    1-Xabad joojin rasmi ah oo ka bilaabanaysa maanta oo taariikhdu tahay 07/6/2015. Dagaal danbana inuusan ka dhicin deegaanadii dhibku ka dhacay. Labada dhinacna waxay fariin nabadeed u gudbinayaan dadka shacabka ah.

    2-Maanta oo taarikhdu tahay 07/6/2015 in deegaanadii dagaalku ka dhacay ay ka caagan yihiin xoogag hubaysan oo sharci daro in ay ka dhaq dhaqaaqaan.

    3-Dadka Soomaalida ah ee kunool gudaha Itoobiya, iyaga oo aan loo eegin Diin, Qowmiyad, Luuqad, Qabiil IWM… waxay leeyihiin Xuquuq dastuuri ah iyo sinaansho dhinaca adeegyada Dowlada ah.

    4-Laba dhinac waxay ku heshiiyeen inay xoojiyaan xiriirka iyo nabad kuwada noolaanshaha laba dal.

    5-Labada dhinac guud ahaan, gaar ahaana Gobolada Qoraxey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya iyo meel kasta oo labada Dowladood daris ka yihiin in si nabad gelyo ah lagu xaliya, wixii khilaaf ah ee soo baxa, iyaga oo adeegsanaya Odoyaasha dhaqanka, xoogaga Nabadgelyada iyo Maamulada labada dhinac.

    6-Dhibaatadii ka dhacday Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa si gooni ah xil uga saaranyahay xalintooda Maamulka iyada uu la tashanayo, isla markaana kaashanaya shacabka ku dhaqan deegaankaas. iyaga oo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya xalinayaan sababihii keenay khilaafka.

    7-Labada dhinac waxay ku heshiiyeen in ay ula dagaalamaan si wadajir ah cadowgooda Al-Shabaab, UBBO iyo u Adeegayaasha Wadamada Shisheeye ee cadowga ku ah degenaanshaha iyo nabadgelyada labada dhinac.

    8-Waxay labada dhinac ku heshiiyeen in si wada jir ah iyo si gaar gaar ahba ula dagaalamaan cadowga iyo cid kasta oo si khaldan u adeegsanaya qalabka Warbaahinta, abuurayana colaado hor leh.

    Sida ka muuqata qodobka 7aad waa heshiiska ka mida in lala dagaalamo UBBO (ONLF) taasoo u muuqata in madaxweynaha Killinka Shanaad u daliishaday soo gacan gelinta C/kariin Qalbi dhagax.

    Mahad Salaad oo hadda ah xildhibaan si weyn ugu kacsan xukuumadda ayaa mar uu ka hadlay kiiskan qeyb ahaan qariyay heshiiskan oo laga yaabo in dowladda Soomaaliya ay u qoolnaato fulintiisa.

    https://youtu.be/8ZtS-SA4S4M

    Cabdi Maxamud Cumar Heeshiiskii Jigjiga Heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya Jigjiga Mahad Maxamed Salaad Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEDGEG: Golaha Wasiirada oo shir degdeg ah maanta ka yeelanaya kiiska Qalbi dhagax
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo baahisay Dagaalkii Golweyn & askar laga aayay AMISOM

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo