AKHRISO: Qodobaddii ay ku heshiiyeen Wasiir Mahad Salaad & Dowlada Itoobiya [XASAASI]

Kadib markii madaxweynaha Is-maamulka Soomaalida Itoobiya uu ka hadlay kiiska C/kariin Qalbi dhagax, ayaa waxaa ka daba qaataay madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed [Akhri halkan]  & xildhibaan Mahad  Maxamed Salaad. Labadan mas’uul ayaa beeniyay in heshiiskii Jigjiga ay ku saxiixdeen Galmudug Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ay ka mid ahaayeen wax shaqo ku leh … Continue reading AKHRISO: Qodobaddii ay ku heshiiyeen Wasiir Mahad Salaad & Dowlada Itoobiya [XASAASI]