Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Akhriso: Shan Kursi oo Maanta lagu dooranayo magaalada Baydhaba iyo Musharixiinta ku tartamaya

    Akhriso: Shan Kursi oo Maanta lagu dooranayo magaalada Baydhaba iyo Musharixiinta ku tartamaya

    January 19, 2022Updated:January 19, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashada shan kursi oo ka mida Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, iyadoo ay tahay doorashadii ugu horeysay, kadib markii lagu heshiiyay in la saxo hanaanka Doorashada.

    Shanta kursi ee maanta lagu dooranayo magaalada Baydbaba ayaa ka mida 11 kursi oo ay Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed shaaciyeen 1-dii Janaayo 2022 oo ka horeysay heshiiskii Madasha Qaran ee Wadatashiga, waxaana la sheegay in la waafajiyey heshiiska iyo hanaanka cusub.

    Guddiga Doorashada K/Galbeed ayaa shaaciyey Guddiyada Odayaasha iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya shanta kursi, waxayna shalay shahadooyin siiyeen musharixiinta kuraastan oo kala ah.

    HOP156 oo uu hore ugu fadhiyey xildhibaan Cali Cabdi Cusmaan, waxaa ku tartamaya: Maxamed Aadan Maxamed & Maxamed Ibraahim Isaaq.

    HOP176 oo uu Baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay Maxamed Mursal Maxamed Boorow, waxaana ku tartamaya isaga oo doonaya in mar kale loo doorto iyo musharaxa Cabdixakiin Mustaf Ibraahim.

    HOP184 waxaa hore ugu fadhiyey Xasan Cabdinuur Cabdi, mar kale ayuu u tartamaya, waxaa kaloo isku sharxay Maxamed Cabsullaahi Cali iyo Maxamed Xuseen Mukhtaar.

    HOP46 oo ay hore ugu fadhiday Raabaco Sheekh Nuurow, waxaa hadda u taagan Maxamed Wardheere Aadan.

    Waxaa welwel badan laga muujinayaa hufnaanta Doorashada K/Galbeed, waxaana la sheegay inaan isbedel weyn ku dhicin arrinta musharixiinta malxiiska ah.

    Baydhaba Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga Xalinta Khilaafaadka oo soo saaray xilliga la dooranayo Guddoomiyaha iyo Shuruudaha
    Next Article Gen. Xuud oo kashifay Qorshaha Farmaajo u wakiishay Jeneraal Biixi iyo tegistiisa Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo